Oggolaashadaada
Brograamka Tallaalka Dowladda (RVP Rijksvaccinatieprogramma (Rijksvaccinatieprogramma)) waxaan carruurta kaga difaaceynaa cudurrada daran ee faafa. Hey’adda Caafimaadka Dadweynaha iyo Dabeecadda (RIVM Rijksinstituut voor Volksgezondheid en Milieu (Rijksinstituut voor Volksgezondheid en Milieu)) ayaa RVP isku duba ridday. Daryeelka Caafimaadka Dhallinta (JGZ Jeugdgezondheidszorg (Jeugdgezondheidszorg)) ayaa nawaaxiga ka hirgelisa tallaalada. Tusaale ahaan sida xafiiska la socodka carruurta ama hool isboortiga ku fuliya.
Sida uu sahrciga qabo RVP waa in ay adiga oggolaasho ku weydisataa. Halkan ayaan kugu sharraxeynaa sida ay tahay.